Faahfaahin: DF & Madasha Xisbiyada oo xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Masuuliyiin ka kala socday dowladda Federaalka Somalia iyo Madasha Xisbiyada Qaran ayaa xalay saqdii dhexe kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa la sheegay inuu ahaa mid loogu gogol xaarayey shirka la filayo in maalinta Arbacada Muqdisho ay yeeshaan Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran iyo hogaanka sare ee dowlada. Warar laga helay ilo wareedyo … Continue reading Faahfaahin: DF & Madasha Xisbiyada oo xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho